Date Range
Date Range
Date Range
Trebate naše proizvode ili uslugu? No Products in the cart. No Products in the cart. 100 daljinski upravljivih senzora u raznim izvedbama i raznim tehnologijama. Asortiman proizvoda obuhvaća program ručnih, električnih i zračnih klamerica, aku-klamerica,.
Saturday, December 1, 2007. Duqay weeye magaalo oo dalkooda ilaasha. Waa laba aan kala daalin dariiqna aan wada qaadin. Midba duubka wanaagga dushaasuu ku sitaa iyagaaba is doortay. Waa laba aan debec yeelan oon hadal diirkaba saarin deelqaafna wuu ka dhacaa. Haddana inay is dilaan iyo dudmana loogama yaabo. Waa niman aan dan ka yeelan dadka kay ku arkaan waxay diidan yihiin ee duunkoodu la yaabo derejo uu doono ha yeeshee, kay daafacayaanna.
Wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arg huffan. Ina geeddiyow, jaanqaadkaagii ugu horreeyay ogaalkaaga, oogtii hore ee ilayska bildhaantu fayday baalashii gudcurka, habeenkii ka horreeyay sow Ina geeddiyow kumaad dhalan beesha oo guul ah, adoo abaydina gurgurshaa korkii sow kumaad saanqaadin. ogaalkaaga Ina geeddiyow inta badan ka dib wacaalaha mar uun qudhiyaata sow dhab umaad dareemin jiritaankaaga iyo dhabnimada qofnimaddaada, xilli uun si uun meeshaa aad joogtay.